Vlogs. Bilicda iyo quruxda Niagara falls. Canada. USA..

Published 2024-07-28

All Comments (20)
  • @shaficali5991
    Waw l did not know you were here. Watching you from Toronto.
  • @ahmedugas8495
    1997 ayaan booqday anigoo USA xageeda ka tagey! Habaryartey iyo familigeeda oo Canada degan ayaan kula kulmey! Waa meel qurux badan! Jano jano ku sug
  • @fayselhassen4681
    Masha Allah, Turbashaash Waad ku mahad santahay Volga Qurxoon Adiga iyo Azxbta.
  • @hodanibrahin1569
    Salaam Alaykuma first one thanks my dear ❤❤❤🎉🎉🎉😊
  • @axmedmowlid8786
    Incha Allah Mar Uunbaan Canada Ama Markaykan Ka soo Shaqaysan
  • @user-ks7oc1bz1e
    Allah Salaan sare Mahad Mashaallah Allah ha idin xafido adiga iyo Asxaabtaada,xagga USA baan deganahay
  • @FaadumoArdo
    Waxaan tegay 1992 hadan mar labaad ki noqday 2017. Back then doontaa waxa la odhan jiray "Mary of the mist" gown blue ahaa xaga Canada( 1990's) kii
  • @AA-ze7zk
    Mahad ku so dhawoow Canada 🇨🇦 aad iyoaad ban ogu faraxsanahay imatinkaaga 🎉.
  • @abdirahman6263
    Weli hargeysan kugu ogaa mahad waan ku salaamay,dee saaxibkaa bashiir isagu hargeysa Masoo dhaafo miyaa mahadow.