Deg Deg:Wariye Abdihafid oo difaacay fanaaniinta iyo dad caan ah ee caabuda Sheydaanka.

25,373
0
Published 2024-07-29

All Comments (21)
  • @user-zx9sl7rm6n
    الله سبحانه وتعالي wuxuu yiri Haduu hanuun idiinka yimaado xagayga qofka raaca hanuunkayga Ma cabsadaan mana muruqoodaan suura baqara Kuwa jecel muuminiinta in ay ku faafiyaan xumaanta jahanaba Ala ha ku fogeeyo Aamiin
  • Suxanllah abdixaafid waa ahlo towxiid iyo ehlo quraan masha Allah ❤❤❤
  • @nimconfg
    Suxaanallah wallaalkey cdixafit waxatahay qofshanaf nagamudan waxaan kuura jeeynaa guul iyo gobanimo.
  • @neimaabdi3206
    Subxaanalaah kulahaa qofakasata tagikara Allahu Akabaar ☝️
  • @kiinadam6590
    يا الله الحمدلله على نعمة الاسلام اللهم احفظ كل مسلمين
  • @abbdll
    Abdixafiidid intaan ka ognahay waa nin diinta jecel. Hadii wax uqarsan yihiin alla og
  • @maqbuulawale421
    Xasbunulaah wanimcan wakiilan Xasbunulaah wanimcan wakiilan Xasbunulaah
  • Ninkani wuxuu leeyahay shaki aad iyo aad u wayn. Wuxuu xayaysiin u samaynayaa dad la ogyahay in ay shaydaanka caabudaan cida ay sugayaana waa dijaal Cawar oo hal il oo keliya leh. Waana isha astaanta u ah kuwa Shaydaabka cabuda
  • @truthhurts2085
    Cinwaanka iska sax cid caabudo majirto ayuu kuyiri adigana waxaad sooqortay wuxu difaacay fanaaninta caabuda sheydanka itaqilah
  • Subxaanallah soomazliyeey isku xishooda wiilasha jadhaafa ceebta iyo beenta Allah ka cabsada
  • @MoCheikh-b4m
    Nin yahoow fanaaniinta wey ridooween wey gaalobeen kasoo noqod malahan ha difaacin
  • @user-gv9gq6yx2f
    Subxanllh walaxawola walaquwata ilabillah caliyul cadim😢
  • @user-yc3dr2ef8q
    Aaaas haa iga dhiihin walalkey cabdihafid Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh
  • @kiinadam6590
    صح اللهم أستر على دينانا❤