soomaalida maxaa laga aaminsanyahay SOMSAT tv

126,315
0
Published 2012-10-30
waa barnaamijkii sir fuad ahmed ee mataqaanaa soomaalida

All Comments (21)
  • @majdiashur1718
    walahi wa video aad u qiimo badan please make more video like this
  • @xogsport24
    Qabiilna kuma xusna meesha waana taas waxa aduunka noo yaqaano burcad abaar baahi dad is cuna.😒😒😒😒 Dhalinyarada somaliyeedey aan fikirkaas aduunka naga heysta. Qabiil iyo qurun waa taas meeshu na dhigay 😒😒😒😒
  • @2plus2equals59
    they may be here for the olympics ...omg i am speechless...thank you boy.
  • gaaaladan soma ahan waxa isku diray soomaaliya nacaladee alle ha negu dhacdo waxa iga sii daran dadkan damiiir la,aaaanta ah war alle aaan u naqano ooo aan is cafino waxan heysanaaa waddanka aduuunka ugu qanisan inshallah maalin waxa jire doooonto nala hoooos iman dooono sheeeeko cunsurinimo kuma niyadjabno intuu wiiil ama gabar sooomaaliyeed noooshahay walle waa nega xaaaran inaaa dhulkeeena cunteeen #WaanJeclahay #Dadkeyga #Dalkeyga #Diinteyda
  • @AsmaAhmed-qj9wp
    soomaali wlhi waa dad aad iyo aad ufiican waayo waa muslim diina hayesata ilaahyow soomaali ilaali
  • @mmsuju
    #SomsatTV you guys are proud to be called your country is poor nd yet you have the courage to put in public instead of cutting anyway my country is not POOR !
  • @anasxasan7169
    aad Iyo aad ayaa u mahadsantihiin Somalisat tv Barnaamijkaan aad wadiin waa Barnaamij muhiim ah gaar ahaan dadkiina ku nool wadamada shisheeye sababtoo ah waa muhiim dadka aad lanooshahay inaa ogaato waxa aay kaa aaminsanyihiin tusaale hadii uu qof ku argo adikoo kunool wadanka Swedhan qof u dhashay wadankaas hadii aay kusoo dhacdo Burcad badeed bal kawaran ama waxkaloo wanaagsan marka waa muhiin inaa ogaato dadka aad lanooshahay waxa aay kaa aaminsanyihiin
  • @mimi-jo8gj
    it's so sweet what they said about David bowies wife imaan
  • @fatmasheekh2073
    kuwa qabilka iyo gaalada la shaqeyo waa nila talina ha modina inaa jefno gal iyo kuwa kadawa socda Mar dhaw filimkina way u dhamane in sha allah
  • @ZakiMuuse
    Labada dhalinyaro wxy shgyaan wxbaa ka jira Gaajo / budhcad badeed / qarax iiman l.aan / Qaxoonti . Gacan ku dhiiglyl Dawlad la.aan Ixtraam daro Inaany bulshadu ismaqal Tuuugo We need more like this videas pleaze pleaze pleaze hhhhh wx jira ayay ka hdleen angnana iskugu wcn somaliyeeey .............................................................? ??????????
  • @AsmaAhmed-qj9wp
    wow dadku waa ay na yaaqaan in aay soomaaliya ku talo geeska afrika mnsha allah ilaahye soomAali aabuury aay mhd leh ilaahyow waad mhdsnty inkasto aan mhdad la koobi karin
  • Wllhi su.aasha ugu weyn aan isweydiiyo ayaa ah goormaa qabiilkan iyo masuqmaasuqa ka bexeena -horta aniga waxaan aminsanahay in anaga hormarka naloo diidenyahay rntii i.a mar uun baa soo rogaacelin doona
  • @mohamedmuse08
    Somali waxba Kama taqanaan kuligiin teeda kale Somali inuu yahay dad fican ma ogidiin
  • @wadefreeman7340
    isku soo xoori, gaajo, dagaalo,burcad badeed, iskala qaybin, iimaan la,aan ma waxaad sugayseen in laina yiraahdo waa dad fiican oo wanaagsan hhh
  • @kingmubarak4663
    qosolkan ad kahadlayso wa mxy luqadeno ma french ba misa carabi ma Nigeria ayan ku ag nala wanka xumay inay sidan ino aaminsanyihin dadkasi inagana sababnay inan hakla isdhignay kadaran ti yared ee timaha buluga aayd marki lawaydiyay mxy somali uk ka so dontay kulaha we have many meusems hhhhh wanka xumay mahadsanidin