Oomaar Qof kastoo Caawin lahaa ama rabay inuu Caawiyo Waa la rakaateeyey yaabki Aduunka

32,045
0
Published 2024-07-29

All Comments (21)
  • @ruqiyaabdille
    Somali wareerisay nagu Xureen, Subxaanka😅 Aduunkii oo dhan Cabsi cabsibay kadhigeen😢Acudubillaah
  • @Jamiiilahassan
    illhow isagoo nabad qabo owa sohadlaa murugo idishayy wllhi 😢😢😢😢 illhow qeer kadhiga😭💔🤲🤲
  • @XamzaAhemed
    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
  • @user-qw8qb9sg9c
    Walal fadlan haku dul hadlin muuqaalada aad muujinayso. Waan jeclahay chanaalkaaga laakiin faallooyinkaaga fiidiyowyada ayaa xoogaa aad u badan
  • @aluul6875
    Wallahi oomaar muuqaalkiisa marka arko mafirin karo jirkeyga sibuu noqonayaa walalkena allah hacaafiyo. zaaid baan uga xanuunsadaa
  • Subxaanalaah taasina wey cadahay in loo hanjabay cidkastoo isku dayeysa iney caawisana waa loo hanjabay
  • @dauusclayo6273
    Hey yow just go back to Allah why you guys scared as long as you have Allah you have nothing to lose Subxanalaah…
  • @aminaahmed5903
    Dadkan waxaa dhici karta inay hunguri iyo aad can noqotod ay shirki ugalen kadibna wanacuudu billaahi hiye kadibna shayaadiinu insi iyo shayadiinu jini ay waxay donanba ka sameyen xasbunallahi wanicmal wakiil war dhalin yaro RABBİ kabaqa oo diintina islamka kusolabta meel kale Khayir ku idin kama jiro irsaqad haka radin shayadiin iyo kufar ay watan. ilayin waxan meelaha wada qaylinaya dhalinyaro iyo wayel gabdho iyo habro wada qawan isku wada dhegen iscaya imaha is rifa heesa oo meelkasta kasogala intarnedka waa umad wada galowdey shayadin wada cabuda waxan layabanayin akhlaq xumada ka socota meesha. Acuudu bikelimatillahi taammati minshari maa khalaq.
  • @AamiraMohammed
    omar arinkiisa ilama fiicna ani balse Allah ayaa wax og asigana magantisa hagalsho😢
  • @isramaxamed4963
    soomali iyo🎉 diin😢istaqfurulah 😂soomali waadadka aduunka ugu lita cidna aminimeyso waayo dalkoda ayey kamuqataa waxay yihiin
  • @mohamedneima3174
    Heeskaas kaliya maaha soo daawo heeska kale ee uu dhaho " warkayga ma garan kadhaa " ilaso eeg 6 isha ladulsaarayo ee zéro ga ah buu sameynaya
  • @ilhan6838
    Wax perception ladhaha jiro dharka gabadhan kumashquleysaan sida waxa u aragto waye
  • @monaluula7057
    Alle Ha Sahlo Ninkan Wu Galay Lkn Wu Ka Baxay 😢 Kadib Bay Dhibaataynayaan
  • @halwoali5532
    Waa dad iskuul hoose xita soo marin omar waa nin maskaxiyan xanunsaday tan labaad walashiis cilaan ayaa u saaran ee beenta umada kadaaya ninkas dhaqatiir ayaa gacanta ku haysee
  • @user-qg7rl6yu4m
    Cid caawineeso ma leh sababtoo ah quraanka illaahay maxa usaari weydeen ma illaahay beydaan aaminsaneen🤲🤲🤲🤲🤲somalidu illaahay maba aaminsana